De app bevat de Koran van Sh Omar Faruq.
Deze app bevat de Heilige Koran, door Sheikh Omar Faaruuq, Allah Yarxam. Na een periode van tijd en hard werken hebben we eindelijk deze app van Tafsiirka Quraanka uitgebracht, we hopen dat je er baat bij zult hebben Insha Allah.
Met deze app kun je:
- Om naar de audiolessen te luisteren, pauzeren, stoppen, herhalen, vooruitspoelen en terugspoelen
- De lessen worden onderbroken als u wordt gebeld. Na het beëindigen van de lessen worden de lessen hervat vanaf het punt waar u bent vertrokken.
- De audiolessen zijn erg licht van formaat en verbruiken dus geen enorme internetgegevens aan uw zijde
- Je kunt ook de hele Koran in leesformaat downloaden om het gemakkelijker te maken tijdens het luisteren naar de audiolessen, je hoeft niet in de audio-app te blijven terwijl je in de Quran lezen bent, de audiolessen stoppen niet als je ze verlaat
- Je kunt de Tafsiirka Quraanka-app ook delen met families en vrienden
Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.
Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:
- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid
- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana casharkii uu horey ka sii soconayo meshiisi
- Inuusan kaa cuneenin internet badan waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin
- Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka kaama istaagayo hadaad ka baxdo oodrisatid oodrisatid appo Kura
- Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi kartis ama share-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga